Puntland ayaa beenisay in wadahadal u socdaan Muuse Biixi. Warkan ayaa imaanaya xilli masuul ka tirsan Somaliland uu sheegay inuu socdo wadahadal. Masuulkaas oo ah Sacad Cali Shire. Afhayeenka Punltand ayaa sheegay in ayna waxba ka jirin warkaas.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=6t5-irC4SrM[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay