Wararkii u dambeeyay dab ka kacay xarun agoomuhu leeyihiin oo Garoowe ku taal. Dabkan oo xalay ka kacay ayaa la sheegay inayna cid wax ku noqon.
Gudoomiyaha xerada oo la hadley saxaafada ayaa sheegay in lagu guulaystey in la baqtiiyo dabkan oo ilaa hadda aan la shaacin waxa sababay.
”Shirkada sifeeye ayaa naga gargaatey baqtiintiisa waxa sidaas yiri masuuliyiin u hadley degmada Garowe oo xarun u ah maamulka Garoowe.
Qayb ka mida xarunta ayaa dabku baabiiyay.
C/llaahi Warmooge
ARAAVBINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay