27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo ka hadashay rabshado ka dhacay Laascaanood

Puntland ayaa ka hadashay rabshado ka dhacay Laascaanood. Magaalada ayaa waxa ka taagan xiisad dagaal xilli Tukaraq ay isku hor fadhiyaan maamulka Muuse Biixi ee jeegaanta iyo Puntland.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RpYPmPmcMFw[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS