November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Laascanood oo welli ka socdaan banaanbaxyo lagu diidey Muuse Biixi

Laascanood ayaa welli ka socdaan banaanbaxyo lagu diidey Muuse Biixi iyo taageerayaashiisa jeegaanta iyo soo raacyada. Waa markii labaad oo mudaharaadyo ka dhacaan Laascaanood oo xarun u ah gobolka Sool. Siyaasiyiinta gobolka badankood ayaa hogaaminaya dagaalka Tukaraq.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9JVEAxmoIFY[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS