November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixis weyn oo xasuuq badan gaystey oo xanuun xun la tacaalaya

Argagixis weyn oo xasuuq badan gaystey ayaa xanuun xun la tacaalaya. Horjoogaha argagixisada Shabaab ayaa sirdoonka Somaliya ogaadey in xanuunka kansarka uu caloosha kaga dhacay, hadana dhexdooda uu ka taagan yahay muran iyo is ugaarsigii ugu xumaa.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=kw3dtXIsARE[/embedyt]





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS