November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhul gariir xoogan oo ku dhiftey dalkaasi fiqiirka ah ee Nepal iyo dhismayaal badan oo dumey+SAWIRO

Kathmandu–Dhulgariir aad u xoogweyn ayaa ku dhiftey inta u dhaxaysa caasimada Kathmandu ee dariiqyada yaryar iyo magalada badhtamaha ku taala ee Pokhara. Dhulgariirkan oo qaybta baadhistu ku tilmaameen mid herkiisa xoogu gaarsiisnaa 7.9 ayaa xataa laga dareemay wadamada fog ee Bakistaan, Bangaladesh iyo Hindida ay jaarka yihiin.

Nepal ayaa ah dal fiqiir isla markaana ah Hindi caabuda sanamka ay samaystaan wuxuuna u dhexeeyaa Hindiya iyo Shiinaha. Dawlada ayaa deg deg u dalbatay in la soo gaaro iyadoo dhismayaal badan dumeen.

_82559447_026909100-1[1]_82559571_026909098-1[1] _82559573_026909092-1[1] _82559575_026909370-1[1] _82559577_026909240-1[2]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS