28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo sii daayay Buurmadow

Muuse Biixi ayaa sii daayay Buurmadow oo muddo aan badneyn u xirnaa. Buurmadow ayuu u xirey markii uu yiri soo wareeji kursiga gudoomiyaha Kulmiye.




Boqor Buurmadow ayaa kaga qayb-galay degaanka Carmo ee Puntland Caleemo-saarka beeldaajiye cusub.




Muuse Biixi ayaa hore u xirey Naciima Qorane oo fikirkeeda kaga hadashay wadajirka dalka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS