November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG dagaal dhexmaray booliiska Berbera iyo haween guryahoodii laga burburey oo banaanka yaal+MUUQAAL

Berbera–Dagaal xoogan ayaa dhexmaray haween guryahoodii laga burburiyay iyo booliiska Berbera oo ku sigtey in ay toogtaan inkastoo ay rasaasta cirka u rideen. Haweenkan ayaa dagaal adag la galay booliiska iyagoo ku shiiday dhagaxaan taas oo keentay in booliisku goobta ka ordo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS