01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga oo taageeray shirka Garxajis (ISAAQ)

Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga ayaa taageeray shirka Garxajis ee ISAAQ ee dhawaan la filayo inuu dhaco. Suldaan C/qaadir oo isku magacaabay suldaanka guud e beelaha ISAAQ ayaa marhore Muuse Biixi garabka taabtey diideyna shirka.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3pIRTHnPFvI[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS