Nin hore u diley xaaskiisa iyo laba gacan ku dhiigle ayaa la mariyay waajibkooda. Xukunkan lagu fuliyay aya imaanaya ayadoo dadweyne farabadan si xora u daawadeen gacan ku dhiigleyaashan la mariyay waajibkooda.
Maxkamad ku taal magaalada Kismaayo ayaa hore u ridey xukun dil ah oo ku haboon falalka foosha xun ee ay sida naxariis darada u fuliyeen oo dadku ka argagaxay.
Sadexdan waajibka lagu fuliyay ayaa kala ahaa Cabdullaahi Asad Ismaacil, C/rashiid Axmed Xasan iyo Aadan Cabdi Muumin. Dadka magaalada ayaa soo dhaweeyay waajibkan maxkamadu fulisay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay