07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Golaha dhaqanka beelaha Makaahiil (Samaroon) oo soo faqey deeq la musuqey

Golaha dhaqanka beelaha Makaahiil (Samaroon) ayaa soo faqey deeq loo waday dadkii duufaantu ku dhufatey gobolka Awdal. Deeqdaas oo la gaarsiiyay hal meel oo kaliya halkii meelaha kalana aan waxba la gaarsiin.




Muuse Biixi ayaa lagu yaqaanay musuqa noocana. Waxay dhinaca kale baaq u direen beelaha Makaahiil ee baahsan qurbaha inay dadkooda soo caawiyaan.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Zeem8ngoLiA[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS