08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taliyaha Muuse Biixi oo si toosa ula hadley madaxweyne ku xigeenka Puntland

Taliyaha ciidanka Muuse Biixi ayaa si toosa ula hadley madaxweyne ku xigeenka Puntland. Nuux Taani ayaa u sheegay Camey in guryihii Burco aad ku lahayd aad ku soo noqon doonto marka xilku kaa dhamaado. Guryihii Burco ee beelaha kale ayaa SNM bililiqaysatey.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=nGOlnz2dkuU[/embedyt]





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS