Siyaasiyada xisbiga Wadani Faadumo Siciid ayaa ka deyrisay beenta Muuse Biixi weli u sheegayo shacabka sheegtayna in hawada lala wareegay maamulka Muusana qaato diyaarada Hargeysa ka soo degto ee ay salaanka hoos dhigtaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=N_0Z_YoKcMk[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay