08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Diyaargarowga beri ee maalmaha xoriyada oo Muqdisho ka bilaabmey: SAWIRO

Diyaargarowga beri ee maalmaha xoriyada ayaa Muqdisho laga bilaabmey. Caawa oo ah 26 Juun ayaa ahaan jirtey maalin ku weyn ummada Somaliyeed kuna beegneyd markii Ingiriis laga kiciyay dalka.



Dadka qaar ayaa qaba in la sameeyo maalin kale oo muhiima maadaama burbur xoogle yimi ayadoo aan la ilaaweyn dadkii gaaladu ku laysey xornimada iyo diidmada dhaqanka gaalada.

Guulaha gumeystuhu gaaray ayaa ah inuu ummada Somaliyeed kala qaybiyo haddana qoryo isugu dhiibio kana tago dad u sii dagaalama sida dagaalka gobolka Sool.



Warbixintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS