19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Aabo miskiina oo si qiiro leh uga hadley laba caruura oo argagixisadu ku dishey Muqdisho

Aabo miskiina oo laba caruura kaga dhimatey hoobiye argagixisadu soo ridey isla markaana xaaskiisa iyo ilmo kalana dhaawac yihiin ayaa si qiiro leh warbaahinta ula hadley. Aabahan oo gacanta dhiig kuleh ayaa Ilaah u mahadceliyay ummadana ka dalbadey in wax lala qabo. Kuma soo toosin masaabidan.



Dhiigmiiratada argagixisada ayaa halaydin maqlo u laaya muslimiinta ayagoo hadda bilaabey inay suuq ka helaan dadka ay xasuuqayaan soona duuba.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=UN7HpQCNW8w[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS