Puntland ayaa ciidamo horleh keentay Tukaraq iyo xabad teelteela oo la maqlayo. Waxa welli jirta xaalad kacsanaana kadib markii Muuse Biixi weerar gaadmo ah ku qaaday Tukaraq.
Puntland ayaa ciidamo dheeraada soo buuxisay aaga kuwaas oo cabsi dheeraada geliyay maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi. Puntland aaa ciidamada dambe ku sheegtay inay yihiin ciidankii difaaca Puntland.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay