03/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo soo dhaweeyay hadalkii madaxweyne Farmaajo

Muuse Biixi ayaa soo dhaweeyay hadalkii madaxweyne Farmaajo ee ahaa in xabad joojin laga sameeyay Tukaraq oo uu weerar gaadmo ah ku qaaday halkaana ku barakiciyay shacab Somali ah oo hore u dhibanaa.



Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay inuu afka u furayo maamulka Muuxe Biixi oo hadda dhib ku haya shacabka gobolka Sool iyo Awdal.



Hadalka Muuse Biixi ayaa imanaya kadib markii uu wefti gala kula kulmey Hargeysa kuwaas oo ku qasbey inuu aqbalo hadalka madaxweynaha haddii kale uu noqonayo go’doon.

Maxamed Yusuf

ARAABINEWS