02/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Machad tababar oo dib looga furey Muqdisho 26 sano kadib

Machad tababar oo dib looga furey Muqdisho 26 sano kadib. Machadkan isgaarsiinta qaranka ayaa Somaliya hore uga jirey waxana ka soo bixi jirey ardey tayo leh dhinaca isgaarsiinta. Somaliya ayaa kolba dib u soo celinaysa horumarkii ka jirey dalka 26 sano kahor.

Maadaama aan rabno in aan dhaqaalaha wadanka kobcinno, qof waliba oo Soomaali ah uu isku filnaado, noloshiisu ay wanaagsanaato si dalka iyo dowladnimada uu u jeclaado una difaaco waxaa loo baahanyahay in dadku xirfad yeeshaan”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=YPkEe5QOSjo[/embedyt]



 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS