Madaxweyne Farmaajo ayaa si weyn oo cajiiba loogu soo dhaweeyay Jabuuti. Madaxda dalka oo uu horkacayo madaxwynaha Jabuuti ayaa garoonka ku qaabiley. Wuxuu isla markiiba kulan la isku arkey madaxda geeska Afrika sida Raiisal wasaaraha Itoobiya, madaxweynaha Suudaan, Ruwaanda iyo kuwa kale.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=AZYIMge-x3U[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay