01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Cali Kheyre oo booqdey dhaawaca xasuuqii argagixisada ee shalay: SAWIRO

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa booqdey dadkii ku dhaawacmey xasuuqii argagixisadu shalay ka fulisay wasaarada arimaha gudaha oo dhow taalada Sayidka.



Weerarka argagixisada shalay fulisay oo isagu jirey gaari ay qarxiyeen iyo isqarxin ayaa waxa ku dhintey sida la sheegay ilaa 8 qof oo ah dadkii loo adeegayay iyo xoghaye hore.



Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dhiigmiiratadu marnaba guulaysan doonin. Wuxuu mar labaad ku celiyay in dhaawaca dalka waxba loo qaban waayo in dibedda loo qaadi doono.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS