01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxgaradka reer Awdal oo si adag uga hadley dhulboob Muuse Biixi ka wado banka Wajaale

Waxgaradka reer Awdal ayaa si adag uga hadley dhulboob Muuse Biixi ka wado banka Wajaale. Muuse Biixi ayaa cagafyo keensaday banka kadibna bilaabay inuu beeshiisa u qaybiyo. Waxgaradkan ayaa si adaga uga digey wixii halkaas ka yimaada.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=1sfiOJ2bRa0[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS