Xasan Cali Kheyre ayaa eryay wasiir ka tirsan xukuumadiisa. Xukuumada Xasan Cali Kheyre oo xad dhaafa ayaa wasiirada badankoodu iska qaataan lacag beena ayagoon soo kordhin wax horumara amaba aan loo hayn miisaaniyad wax lagu qabto.
Wasiirkan oo ku magacownaa diinta iyo awqaafta ayaa ah boos aan loo baahneyn maadaama ummad Muslim ah la yahay loona baahney wasaarad diimeed laakiin ay xilka saaran tahay dhamaan dawladoo dhan sidii ummada loo bari lahaa diinta saxda si ay uga fogaadaan argagixisada iyo fikirkooda gaaleynta.
Xasan Macallin Xuseen oo ah wasiirka la eryay ayaa dhinaca kale ahaa xildhibaan halkaas oo uu isku hayay laba boos oo khasaare ku yahay dawladnimada.
Waxa booskaas sii hayn doona ku xigeenkiisa inta jufada uu ka dhashay laga helayo qof kae oo buuxiya. Taas oo ah nasiib daro oo haysata dawladnimada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay