Muqdisho–Nabadsugida Somaliya ayaa soo qabqabety dadkii ugu badnaa magaalada Muqdisho oo looga shikisan yahay in ay xiriir la leeyihiin argagixisada shabaab ee xalaashatay dhiiga muslimiinta. Dadkan ayaa laga soo qabqabtey cooshadaha Muqdisho halkaas oo inta badan ku qarsadaan hubka ay ku gumaadaan muslimiinta.
![howlgal-ceelasha-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/howlgal-ceelasha-11.jpg)
![howlgal-ceelasha-2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/howlgal-ceelasha-21.jpg)
![howlgal-ceelasha-5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/howlgal-ceelasha-51.jpg)
![howlgal-ceelasha-8[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/howlgal-ceelasha-81.jpg)
![howlgal-ceelasha-9[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/howlgal-ceelasha-91.jpg)
![howlgal-ceelasha-10[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/howlgal-ceelasha-101.jpg)
![howlgal-ceelasha-12[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/howlgal-ceelasha-121.jpg)
![howlgal-ceelasha-14[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/howlgal-ceelasha-141.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay