18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Axmed Muumin Seed oo cambaareeyay xildhibaano reer Awdala oo saami dalbadey

Axmed Muumin Seed ayaa cambaareeyay xildhibaano reer Awdala oo saami ka dalbadey Muuse Biixi. Axmed Muumin oo Muuse Biixi ugu qaabilsan jagada beeraha ayaa Muuse Biixi dhabarka soo taabtey una sheegay inuu ka hadlo wax aan isaga quseyn kuna socon.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=wQnEtn_ZA8g[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS