28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Abshir oo welli raadinaya deeqdii duufaanada ee gobolka Awdal

Suldaan Abshir ayaa welli raadinaya deeqdii duufaanada ee gobolka Awdal asagoo sheegay in malaha kiishash laga buuxsaday ama Saylici u hayo oo ay soo gaari doonaan. Suldaanka ayaa ku qayliyay in dadku haraad u dhimanayaan oo Saylici gabay deegaankiisa. Ma uuna cadeyn cida kiishashka tolatey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ZL3Oi701P9M[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS