Hargeysa–Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan Ciro oo olole lacag urursi ku maqnaa in muddo ah ayaa sheegay haddii la isugu iman waayo wadahadal inta ka horeysa 26 Juun oo ay ku egtahay mudadii shanta sano ahayd ee Siilaanyo xukunka hayay in aanu xisbigiisu aqoonsan doonin maamulkiisa.
Wuxuu dhinaca kale beeniyay warar beena oo ay qoreen saxaafada Siilaanyo oo uu ku sheegay wax aan cusbayn waxna isaga u dhimayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay