Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadley qorshaha bixitaanka Amisom. Ciidanka Afrikaanka ah ayaan qaadin hawlgal milatari in muddo ah ayadoo argagixisadu welli joogto gobol ka mida 18 gobol iyo dhamaan baadiyaha gobolada.
Waxaan sameynay qorshe la yiraahdo qorshaha kala guurka oo annaga iyo hay’adaha caalamka aan ku heshiinay iyo AMISOM laftirkooda, qorshahaasi waxaa laga ansixiyay Golaha Wasiirada, maamul goboleedyada, Midowga Yurub, kaas oo u qorsheysan sidii ciidamada Soomaaliya loo tababari lahaa, AMISOM-na ay dalka uga bixi laheyd.
Sida qorshaha uu yahay ciidanka AMISOM ayaa Soomaaliya ka baxaya marka la gaaro sanadka 2019, waxase shalay qaraar Ingiriisku u gudbiyay qaramada midoobey loogu kordhiyay muddo ka bixitaanka.
Qolyaha Ingiriisku ugu horeeyo ayaa ka mida wadamada danaynaya in Somaliya askartu sii joogto oo aan deg deg loo dhisin ciidan xoogan oo Somaliyed.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay