November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xasan Sheekh iyo wafdigiisa oo casho sharaf loogu sameeyay Garoowe oo ay ku jiraan maamulada Juba iyo Koofur galbeed+SAWIRO

Guriga Madaxtooyada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa xalay waxaa ka dhacday xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh iyo maamulada Jubba iyo Koofur Galbeed iyo weftiyo kala duwan oo ay kala hogaaminayeen oo dhamaantoodba u yimi caasimadda Puntland ee Garoowe  madasha  Shirka wada tashiga.

IMG_9312[1] IMG_9328[1] IMG_9426[1] IMG_9439[1] IMG_9454[1] IMG_95031[1] IMG_95081[1] IMG_95231[1] IMG_95321[1] IMG_95581[1] IMG_95621[1] IMG_95661[1] IMG_96021[1] IMG_97101[1]

IMG_9298[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM