19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jaaliyada Samaroonka Itoobiya ee Awdal oo taageeray degmooyinkii loo magacaabay

Jaaliyada Samaroonka Itoobiya ee Awdal ayaa taageeray degmooyinkii loo magacaabay ee ay ka mid ahayd Araabi, Lafaciise iyo kuwo kale. Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayay ku jirtey balanqaadyadii shirkii Awbare ee shan bilood kahor.

Waxa aad loogu amaaney sida durba uu uga soo jawaabay inkastioo degmooyinka la magacaabay ay gaarayaan ilaa 100.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mdvUjJoRGLM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS