Aduunka ayaa cambaareeyay caruur xulafada Sucuudigu ugu horeeyo ku xasuuqeen Saada oo Yamana. Caruurtan ayaa waxa duqeeyay diyaaradaha dagaalka ee xulafada Sucuudiga.
Sucuudiga ayaa xasuuq xisaab la’aana ka wada Yaman inkastoo uu ku fashilmey inuu iska dhiciyo Xuutiyiiinta tirada yar isla markaana awooda daran hadana hilfaha u qaaday Carab Wahaabiyiina oo isbiirsatey.
Golaha amaanka ee Sucuudiga u fadhiyo Maraykanku ayaa laga dalbadey in baaritaan madax banaan lagu sameeyo xasuuqan lagu caruurta reer Yaman.
Waxa laga argagaxay sida Sucuudiga oo ay dhinaca sirdoonka ka taageerayaan Maraykanka iyo Yuhuudu ay duqeynta xun u gaysteen caruurtan oo la socotey bas.
Usbuucii hore ayay ahayd markii Wahaabiyiintu weerareen kaluumaysato magaalada xeebta ah ee Xudeyda.
Dagaalka Wahaabiyiintu kula shacabka Yaman ayaa galay sanadkii sadexaad.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay