24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Maxadcase (Samaroon) oo isku diley degmada Siilaanyo u magacaabay ee Cali Xaydh

Beelaha Maxadcase (Samaroon) ayaa isku diley degmada Siilaanyo u magacaabay ee Cali Xaydh ee gobolka Awdal. Beesha Abrayn (Samaroon) ee Maxadcase ayaa u muuqata in dibedda looga tuurey ama lala qaybsan waayay xukunka Cali Xaydh oo ay wax ka degaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JT35nKburUM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS