Go’aamo ka soo baxay shir aqoonyanada ismaamulku kaga shireen xaalada gobolka Somalida oo hadda degan si tartiib tartiib ahna ku soo noqonaysa kadib markii taageereyaasha Cabdi Ilay iyo koox bililiqo ah ay magaalada xaalufiyeen weerarna ku qaadeen qoomiyadaha kale.
Shirkan oo si xora uga dhacay Jigjiga ayaa macquul noqoteen haddi Cabdi Ilay joogi lahaa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=M-_LZv1p2E4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay