November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuse Biixi oo ka gariirey jabhada dib u xoreynta Somaliland oo Sanaag ka dilaacdey

Muuse Biixi ayaa ka gariirey jabhada dib u xoreynta Somaliland oo Sanaag ka dilaacdey. Wasiirada Muuse Biixi ee gaashaandhiga iyo kuwa kale oo Muuse amrey inay ka hadlaan ayaa sheegay iyaguna hanjabay.



Jabhadda xaq u dirirka Somaliland ayaa waxa hogaamiye Jeneraal Caare iyo kuwo kale oo hadda ku sugan Sanaag.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5pJg-UE9kZM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS