20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka aan shaqayn ee Hir Shabeele oo beel ka go’day

Maamulka aan shaqayn ee Hir Shabeele ayaa beel ka go’day. Beeshan ayaa sheegtay in ay xaqeedii ka weyday maamulkan fadhiidka ah oo weliba hadda loogu baaqay madaxa maamulka inuu iscasilo. Waare ayaa dalxiis ka bixi waayay lana iman waayay fikrad uu ku horumariyo maamulka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OFmwgzLbfFI[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS