21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shirka is-cafiska oo lagu soo gabagabeeyay Jigjiga iyo Cabdi Ilay sharciga hala marsiiyo

Shirka is-cafiska ayaa lagu soo gabagabeeyay Jigjiga halkaas oo dadkii Cabdi Ilay dulmey ay isku raaceen in sharciga looga aargoosto oo aan qofku sharciga gacantiisa ku qaadan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=NC_aM1scyqs[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS