21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waa sidee xaalada magaalada Marka oo ciidanka dawladu la wareegay

Waa sidee xaalada magaalada Marka oo ciidanka dawladu la wareegay shalay kana saaray xaafado ka mida argagixisada gaalaysa Muslimiinta ee shabaab.



Ciidanka dawlada ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya dhamaan magaalada oo markii hore argagixisada iyo maleeshiyo beeleedyo isku hirdaiyeren.



Magaalada ayaa degan ayadoo ciidanka Amisom ay gacanta ugu jiraan hubka waaweyn ee ka dambeeyay ciidanka Somalida oo loo ogoleyn hubkaas.

Jeneraal Caanood ayaa sheegay in dagaalkan uu qorsheynaayay intaan xilka laga bedelin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS