Kiiniya ayaa wadi kari la ciidankeeda jooga Somaliya kadib markii ay la deristay dhaqaale yari uga timi qaramada midoobey oo iyadu bixisa lacagta lagu wado ciidamada Amisom.
Kiiniya ayaa sanad walba u gudbisa biil aad u farabadan sheegtana in intaas oo askar ka joogaan dalka kadibna ay qaramada midoobey xaqiijisaa in lacagtaasi sax tahay.
Waxana dhacda in inta badan ay bug tahay lacagta ay gudbiyaan. Dawlada Somaliya ayaa rabta in ciidankeedu la wareego amniga dalka waxase lagu diley cunaqabatayn.
Kiiniya ayaa ku naaxdey soo gelida Somaliya ayagoo musuqmaasuq ku fadhiya Kismaayo kadib markii ay soo wateen kooxda Axmed Maoobe oo hore looga saaray Jubada.
Kiiniya ayaa rabta in dib loo dhigo ka bixida ciidankeeda si ay u sii lacagaysato.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay