In ka badan 70 askari ayaa ka goostey Muuse Biixi kuna biirey jeneral Caare. Jeneraalka oo ku sugan gobolka Puntland gaar ahaan gobolka Sanaag ayaa ciidamadan ku soo dhaweeyay.
Ciidamadaan oo ka soo goostay maamulka Soomaaliland isla markaana ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa waxaa soo dhoweyn ballaaran u sameeyey saraakiil horay uga goostay maamulka Muuse Biixi.
Imaanshaha ciidankaan iyo gaadiidkooda dagaalka ayaa waxaa fududeeyey Jeneraal Caarre oo ka baxay maamulka Soomaaliland gudaha Puntlandna kaga dhawaaqay jabhad dagaal la geli doonta Muuse Biixi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay