Garoonka kubadda cagta ee Burco oo la sharaxayo. Garoonka ayaa waxa hadda loo keenay roog macmala oo lagu xirey garoomada Muqdisho, Hargeysa iyo Boorama. Masuuliyiinta ayaa sheegay in Burco muddo sugaysay hadda dhalintu u farxi doonaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=SoAhW4k2JAU[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay