Ciid mubaarak dhamaan akhristeyaasha sharafta leh ee sida joogtada noogu xidhan. Waxaan RABI ka rajaynaynaa in uu ciidan ciideeda kale inagu gaarsiiyo caafimaad qab, barwaaqo iyo bashbash.
Dhamaan Muslimiinta Somaliyeed ayaa ciidan ku ciidaya badankood amaan inkastoo ay jirto dhibaatada dawlad la’aanta baahsan.
Waxa dhinaca kale magaalada Barakaysan ee Makah u taagan caabudka RABI malaayiin Muslimiina oo ay Somali ku jirto xajkuna u yahay maalintii sadexaad.
Ciidan ayaa ummada Somaliyeed si wadajira u ciidey inkastoo degmooyin ka tirsan gobolada dhexe aan laga ciidin sida caadada ah.
CIID MUBAARAK
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay