11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wiil yar oo waraabe cunay oo la keenay isbitaal ku yaal Togdheer

Wiil yar oo waraabe cunay ayaa la keenay isbitaal ku yaal Togdheer. Waraabaha ayaa farobaas ku haya caruurta gobolka ayadoo horena waraabuhu u qaatey gabadh yar oo lix jira.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jgyEjnBnqu4[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS