Masuuliyiinta cusub ee dawlad deegaanka Somali Galbeed ayaa ku dhawaaqay laba arin oo muhiima oo Somali galbeed ka dhigeysa deegaan Somali leedahay. Magaca dawlada Somaliyda ayaa noqon doona dawlada Somalida.
Waxay sheegeen in deegaanku yeelan doono calankii awalba ay lahaayeen iyo heesta calanku noqon doonto heestena caanka ah ee Somaliyeey toosoo.
Dadka siyaasada indha indheeya ayaa qaba haddii Somalidu isku tiirtsanaanto inay wax qabsan karaan. Mase dhawa taasi waxayna u baahan tahay aragti fog sidii loo heli lahaa go’aan adag oo Somalidu ka qaadato mustaqbalkeeda fog.
Waase macquul inta Abiy Axmed xukunka haysto inay salka u dhigaan mustaqbalkooda laga fuikirey.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=sjZzcBf_k3Q[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay