Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee dawlada Somali galbeed ayaa ka qayliyay bogag been abuura oo ay furteen dad raba inay sumcada ka dileen ama ku helaan soo jiidasho ay ka furteen baraha bulshada.
Dadka badankooda ayaa ku darsdamay bogagaas ayagoo aan ka fiirsan. Madaxweynaha ku meelgaarka ah ee dawlada goboleedka Somali galbeed ee Itoobiya ayaa sheegay in aanu masuul ka ahayn wixii lagu qoro bogagaas.
Hadaba bogaga uu ka qayliyay waxa ku jira bog faysbuuga oo ku qoran Mustafe Muhumed Cumar oo qof nolosha ka dhacay ku furtey magaciisa.
Asxaab ku dhow madaxweynaha cusub ayaa noo xaqiijay in bogga saxda ah uu yahay kan hoos ku yaal, waxa kalana ay yihiin been abuur.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay