03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barlamaanka ismaamulka Somalida oo ansixiyay wasiiro dhinac ka janjeedha

Barlamaanka ismaamulka Somalida ayaa ansixiyay wasiiro dhinac ka janjeedha o uu soo xuley Madaxweyne ku xigeenka maamulka Mustafe Muxumed. Ansixinta wasiiiradan oo dad badan la yaabeen jagooyinka qaarkood ku magacaaban yihiin ayaa si miisaaman loo xadeyn.



Talaabada lagu ansixiyay ayaa ka dhigin in aanu dhicin isbedel siyaasadeed oo ku dhisan cadaalad laakiin u dhacay mid ku salaysan iska hadla laakiin anaa ka daran dhinaca cadaalada maamulkii hore.



Wasiirada la magacaabay ayaa gaaraya 25 wasiir iyo laba maareeye. Waxa hadda socda hadal heyn ah dadka hadlaaya ee diidan wasiirada waa dad aan u dhalan ismaamulka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS