Kooxda gaalaynta Muslimiinta ayaa qarxisay xarunta degmada Hodan iyo masaajid. Argagixisada ayaa isla sidii caadiga ahayd u isticmaashey weerarkii xaruntii hore ee hawlwadaag.
Gudoomiye Yariisow waxaa uu sheegay gaariga qarxay in uu xoog kusoo jiiray Barkontarool ka mid ah Meelaha laga ilaaliyo degmada ka dibna uu gudaha u galay xarunta degmada.
Gudoomiyaha ma faahfaahin tirada dhimashada iyo dhaawaca waxase la arkey shan ruux oo shacaba iyo askar isugu jirta.
Gudoomiyaha degmada Hodan ayaa badqaba, waxaana hadda uu ku jiraa dadka gurmadka u sameynaya dadka ay waxyeelado gaartay.
Xasuuqyada kooxdan gaalaynta Muslimiinta ayaa xad dhaafa. Waxaanad arkaysaa in xataa masaajidu ku jiraan bartilmaameedka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay