Wasiir Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadley kulan uu la qaatey bangiga adduunka. Kulanka oo looga hadlay sidii loo caawin lahaa dadka ay biyo la’aanta sameysay ee ku nool gobolada dalka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka qorsheynta Soomaaliya iyo Wasiiru dowlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha.
“Maanta waxaan Xarunta W.maaliyadda kula shiray wafdi ka socday bangiga aduunka, waxaan ka wada hadalnay sidii loo caawin lahaa dadka ay biyo la’aantu saameysay ee gobolada dalka, shirka waxaa nagala soo qayb galay wasiirka qorsheynta iyo wasiiru dowlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha”. Ayuu yiri Dr C/raxmaan Bayle.
Bangiga aduunka ayaa ka mida meelaha laga amaahdo lacagaha kuwaas oo ku xira qodobo xaniba dhaqaalaha dalka sida in la cunaqabateeyo masaakiinta.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay