21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhoolatuskii ugu xooganaa ee Ruushka sameeyo oo Putin furey: SAWIRO

Dhoolatuskii ugu xooganaa ee dhinaca hubka oo Ruushka hormood ka ahaa Shiinuhuna kala qayb galay ayaa madaxweyne Putin. Waa dhoolatuskii dhinaca milatariga ee ugu wrynaa tan iyo sanadihii sideetamaadkii.



Ruushka ayaan jirin awoodiisa ciidan mid uu Maraykanku kala tartami karo meelaha qaar sida difaaca cirka iyo gantaalada kale.

Dhoolatuskan ayaa waxa ka qayb qaatey noocyada kala duwan ee hubka Ruushku soo saaro sida gantaalada dhow iyo kuwa fog. Madaafiicda ridada dheer iyo kuwa dhow iyo tangiyo noocyo badan oo qaarkood is wadaan.



Shiinaha ayaa isna kaga qaybgalay taangiyo iyo diyaaradaha meelaha fog wax ka toogta ee hubka caadiga gaari karin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS