November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Natiijada imtixaanaadka dugsiyada Somaliland oo lagu dhawaaqay

Maamulka waxbarashada Somaliland ayaa sheegay natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare iyo kuwa dhexe. Ardeyda Somaliland ayaa loo dhigaa manaahiij aan ka tarjumeyn dhaqankooda iyo diintooda. Inta badana laga soo guuriyay Kiiniya iyo wadamo aynaan isku dhaqan iyo diin ahayn.

Burburka dalka kadib ayaan jirin hal magaalo oo isku manhaj ah.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=pFZtCS_4yzI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS