21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Kaluumaysatada Saylac oo calaacal u direy Muuse Biixi

Kaluumaysatada Saylac ayaa calaacal u direy Muuse Biixi kadib markii badda Saylac la keenay Siirilanka iyo Hindi xaalufiya. Hindidan iyo Siirilankadan ayaa gurta kaluunka qaaliga ee ay ka soo dhameeyeen badahooda ee hadda u soo guryo hoydey badda Somaliya.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mrg1-3wjVLU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS