15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somali qoxooti ku ah dalkaasi Holland ayaa banaanbax ka dhigey xarunta golaha shacabka+MUUQAAL

WP_20141217_004Holland 17 Dec 2014–Qoxooti Somali ah oo ku nool dalkaasi Holland ayaa ka cowday sida xun ee loola dhaqmay dalbadayna in loola dhaqmo si bani aadamnimo. Waxay ku qaylinayeen inkastoo ay qoxooti yihiin hadana waxay xaq u leeyihiin in loola dhaqmo sida dadka kale.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS